Keydmedia Online Topic page

Doorashadda 2020

Warar Keydmedia Online | 15 May 2022

Musuq-maasuq xoogan ayaa ka jira doorashadda iyo codad kala-iibsi, iyadoo Musharixiinta jeebkooda buuxa ay bixinayaan lacag aad u badan oo Xildhibaanada lagu iibsanayo.

Warar Keydmedia Online | 27 February 2022

Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa kamid ahaa Musharixiintii kusoo baxay doorashadda Maanta ka dhacay xarunta gobolka Hiiraan.

Warar Keydmedia Online | 14 February 2022

Galmudug waa meesha kaliya ay xubnaha Mucaaradka Farmaajo ay kuraas ku guuleysteen, iyadoo Maamulada kale xitaa loo diiday inay Garoonka ka degaan, iskaba daa inay tartamaan.

Warar Keydmedia Online | 9 February 2022

Sideed Xildhibaan oo kamid ah 13-kusi oo Koonfur Galbeed shaaciysay ayaa Maanta lagu dooranayaa magaaladda Baraawe, ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Warar Keydmedia Online | 16 February 2021

Saddex qodob, oo mid kamid ah Axmed Madoobe wato ayaa hortaagan inay dhacdo doorashadda dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 11 February 2021

Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan ismariwaa siyaasadeed oo dib u dhigay jadwalka doorashada iyadoo hogaamiyaasha ay isku fahmi waayeen gudiga doorashada iyo Gedo oo laf dhabar u ah muranka.

Warar Keydmedia Online | 2 February 2021

Ajandooyinka ugu waaweyn ee Miiska saaran waxaa kamid ah Ciidamada DF ee ku sugan Gedo, gudiga doorashadda iyo hanaanka soo xulista Xildhibaanada gobollada waqooyi [Somaliland], oo khilaaf ka jiro.

Warar Keydmedia Online | 28 January 2021

Waa tallaabo lagu tilmaamay xaalad abuur oo Farmaajo ku doonayo inuu khilaafka sii jiro, islamarkaana aan xal laga gaarin muranka doorashadda, si kursiga ugu sii fadhiyo.

Warar Keydmedia Online | 27 January 2021

Midowga Musharxiinta waxay sheegeen in Taliyaha Ciidanka xoogga dalka iyo Madaxweyne Farmaajo ay qaadayaan mas'uuliyadda dhibaatadii ka dhalata dagaalka Gedo.

Warar Keydmedia Online | 24 January 2021

Guddiga Madaxa-bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay tirada Xisbiyada la diiwaan geliyay ilaa iyo hadda, kuwaasoo gaaraya in kabadan 108 xisbi

Warar Keydmedia Online | 14 January 2021

Inqilaab millatari oo uu sameeyey Siyaad Barre 1969-kii ayaa dhibaatooyin laga dhaxlay, oo uu kamid ahaa dagaalkii Sokeeye ee billowday 1991, kaasoo raadadkiisa wali muuqdaan, shacabkuna kala qyebiyay.

Warar Keydmedia Online | 14 January 2021

Guddigii uu soo magacaabay RW Rooble ee doorashooyinka kaasoo uu ka taagan yahay muran xooggan ayaa mar kale fashil ku yimid hab raacii doorashooyinka ee uu asteeyay.